Xaakinnada 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii leefleefay oo calaacalahooda afka saaray tiradoodii waxay noqotay saddex boqol oo nin; laakiinse dadka intiisii kale way wada jilba joogsadeen inay biyihii cabbaan.

Xaakinnada 7

Xaakinnada 7:5-11