Xaakinnada 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana nin waluba wuxuu istaagay meeshiisii iyagoo xerada ku wareegsan; markaasaa ciidankii oo dhammu wada yaacay; wayna qayliyeen oo carareen.

Xaakinnada 7

Xaakinnada 7:12-22