Xaakinnada 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Midyaan iyo reer Camaaleq iyo reer barigii oo dhammu waxay ku jireen dooxadii, iyagoo u faro badan sida ayax oo kale, oo geelooduna tiro ma lahayn, oo waxay la faro le'ekaayeen cammuudda badda xeebteeda taal.

Xaakinnada 7

Xaakinnada 7:2-22