Xaakinnada 6:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed wuxuu maalintaas Gidcoon u bixiyey Yerubbacal, oo wuxuu yidhi, Bacal ha la dagaallamo isaga, maxaa yeelay, wuxuu ka dumiyey meeshiisii allabariga.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:31-40