Xaakinnada 6:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Gidcoon halkaas wuxuu Rabbiga uga dhisay meel allabari, oo wuxuu magaceedii u bixiyey Rabbigu waa nabad, oo taasu xataa maantadan la joogo waxay ku taal Cofraah tii reer Abiiceser.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:19-27