Xaakinnada 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taliyayaashu way ka joogsadeen reer binu Israa'iil, Way joogsadeen ilaa aan anigoo Debooraah ahu kacay, Ilaa aan kacay anigoo reer binu Israa'iil hooyo u ah.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:3-8