Xaakinnada 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maqla, Boqorradow; oo dhegaysta, Amiirradow, Anigu anaa u gabyi doona Rabbiga; Ammaan baan ugu gabyi doonaa Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:1-13