Xaakinnada 5:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay gacan ku qabsatay dhidibkii, Oo gacanteedii midigna dubbihii ragga shaqeeya; Oo waxay dubbihii ku dhufatay Siiseraa, oo dhidibkii madaxiisay ka dusisay, Haah, waxay ku mudday oo ka mudhbixisay dhafoorradiisa.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:24-31