Xaakinnada 5:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo malaa'igtii Rabbigu waxay tidhi, Meeroos habaara, Oo aad u habaara dadka deggan, Maxaa yeelay, uma ay iman inay Rabbiga caawiyaan Oo ay uga hiiliyaan kuwa xoogga badan.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:19-31