Xaakinnada 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gilecaad wuxuu joogay Urdun shishadiisa; Reer Daanna muxuu doonniyaha ugu hadhay? Reer Aasheer wuxuu weli fadhiyey xeebta badda, Oo wuxuu ag joogay durdurradiisa.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:7-18