Xaakinnada 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu iyadii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, i sii in yar oo biyo ah oo aan cabbo, waayo, waan harraadsanahay. Kolkaasay u soo furtay sibraar caano ah, oo intay dhansiisay ayay haddana dedday isagii.

Xaakinnada 4

Xaakinnada 4:9-23