Xaakinnada 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu seef ku dhibay Siiseraa, iyo gaadhifardoodkiisii oo dhan, iyo ciidankiisii oo dhan Baaraaq hortiisa; oo Siiseraa intuu ka degay gaadhifaraskiisii ayuu cagihiisii ku cararay.

Xaakinnada 4

Xaakinnada 4:8-23