Xaakinnada 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Baaraaq wuxuu Qedesh isugu yeedhay reer Sebulun iyo reer Naftaali; oo waxaa isaga raacay toban kun oo nin; oo Debooraahna isagay raacday.

Xaakinnada 4

Xaakinnada 4:4-20