Xaakinnada 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii reer binu Israa'iil ay Rabbiga u qayshadeen, Rabbigu wuxuu reer binu Israa'iil u kiciyey badbaadiye, kaasoo badbaadiyey, oo wuxuu ahaa Cotnii'eel ina Qenas oo ahaa Kaaleeb walaalkiisii yaraa.

Xaakinnada 3

Xaakinnada 3:5-12