Xaakinnada 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waxay sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun, oo Rabbiga Ilaahooda ahna way illoobeen, wayna u adeegeen Bacaliimkii iyo geedihii Asheeraah.

Xaakinnada 3

Xaakinnada 3:1-15