Xaakinnada 20:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxay dhabarka u jeediyeen raggii reer binu Israa'iil, oo waxay u carareen xagga cidlada; laakiinse dagaalkii si adag baa loola sii raacay, oo kuwii magaalooyinka ka soo baxay ayaa labadhexaadkii ku laayay.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:33-44