Xaakinnada 20:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Benyaamiin isku yidhaahdeen, Sidii mararkii hore ayay hortayada ugu le'deen. Laakiinse reer binu Israa'iil waxay yidhaahdeen, War aynu cararno, oo iyaga magaalada ka fogayno oo geeyno xagga waddooyinka waaweyn.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:28-33