Xaakinnada 20:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii reer binu Israa'iil isdhiirrigeliyeen, oo mar kalay dagaal isugu soo diyaariyeen meeshii ay maalintii hore isku soo diyaariyeen.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:20-27