Xaakinnada 20:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer binu Israa'iil waxay u soo baxeen inay reer Benyaamiin ku duulaan; oo reer binu Israa'iilna Gibecaah bay isugu diyaariyeen inay reer Benyaamiin la dagaallamaan.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:19-21