Xaakinnada 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dadkii qarnigaas oo dhammu waxay ku darmadeen awowayaashood; oo waxaa ka daba kacay kuwo qarni kale ah oo aan aqoon Rabbiga, ama shuqulkii uu u sameeyey reer binu Israa'iil.

Xaakinnada 2

Xaakinnada 2:6-14