Xaakinnada 19:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, waxaa jooga gabadhaydii oo bikrad ah iyo naagtiisii addoonta ahayd; haddaba iyagaan idiin soo bixinayaaye, iyaga kufsada oo sidaad doonaysaan ka yeela; laakiinse ninkan ha ku samaynina xumaan caynkan ah.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:17-26