Xaakinnada 19:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay farxayeen waxaa yimid raggii magaalada oo niman xunxun ah, oo intay guriga hareereeyeen ayay albaabkii garaaceen, markaasay la hadleen odaygii guriga lahaa, oo ku yidhaahdeen, Noo soo bixi ninkii gurigaaga soo galay, aannu u tagnee.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:15-26