Xaakinnada 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo fiidkii oday baa shuqulkiisii beerta ka yimid. Haddaba ninku wuxuu ahaa reer Efrayimkii dalka buuraha leh degganaa, oo Gibecaahna qariib buu ku ahaa; laakiinse dadkii meesha degganaa waxay ahaayeen reer Benyaamiin.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:9-17