Xaakinnada 19:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay Yebuus ku soo dhowaadeenna maalintii horay u badatay; markaasaa midiidinkii wuxuu sayidkiisii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, kaalay oo aynu ku leexanno magaaladan reer Yebuus oo aynu u hoyanno.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:8-18