Xaakinnada 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Daan qotonsadeen sanamkii xardhanaa; oo Yoonaataan oo ahaa ina Gershoom oo ina Muuse ahaa iyo wiilashiisiiba waxay wadaaddo u ahaayeen qabiilkii reer Daan ilaa wakhtigii dalka la qabsaday.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:27-31