Xaakinnada 18:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay u dhawaaqeen reer Daan. Iyana intay ku soo jeesteen ayay Miikaah ku yidhaahdeen, War maxaa kaa qaylisiinaya oo aad guutada caynkan ah u soo kaxaysatay?

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:14-24