Xaakinnada 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad tagtaan waxaad u tegi doontaan dad ammaan ah, oo dalkuna waa ballaadhan yahay; waayo, Ilaah gacantuu idiin geliyey, oo waa meel aan waxba looga baahnayn waxa dhulka laga helo oo dhan.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:4-13