Xaakinnada 18:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waagaas reer binu Israa'iil boqor ma ay lahayn; oo qabiilkii reer Daan waxay wakhtigaas doonayeen dal dhaxal u ah oo ay degaan; waayo, ilaa maalintaas dhaxal kama ay helin qabiilooyinka reer binu Israa'iil.

Xaakinnada 18

Xaakinnada 18:1-10