Xaakinnada 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninkii Miikaah ahaana wuxuu lahaa guri ilaahyood, oo wuxuu sameeyey eefod iyo teraafiim, oo wuxuuna quduus ka dhigay wiilashiisii midkood, oo isna wuxuu u noqday wadaadkiisii.

Xaakinnada 17

Xaakinnada 17:1-11