Xaakinnada 16:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gurigana waxaa ka buuxay rag iyo dumarba, oo amiirradii reer Falastiin oo dhammuna halkaasay wada joogeen; saqafkana waxaa dul joogay dad ku dhow saddex kun oo rag iyo dumarba leh, oo daawanayay intuu Samsoon cayaarayay.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:23-29