Xaakinnada 16:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Falastiin isagii qabteen, indhihiisiina way ka rideen, kolkaasay isagii keeneen Gaasa, oo waxay ku xidheen silsilado naxaas ah; oo isna wax buu ku ridqi jiray xabsiga.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:20-30