Xaakinnada 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay intay isagii ku seexisay jilbaheedii, ayay nin u yeedhatay, oo waxay ka xiirtay toddobadii raamood ee madaxiisa, dabadeedna waxay bilowday inay saxariiriso, oo xooggiisiina waa ka tegey.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:18-20