Xaakinnada 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Samsoon tegey, oo wuxuu soo qabsaday saddex boqol oo dawaco, oo intuu qoryo soo qaaday ayuu dabooyinka isugu xidhay, oo qoryihiina wuxuu ku dhex xidhay laba dabo oo kasta.

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:1-5