Xaakinnada 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasuu aad u oomay, oo Rabbiguu baryay, oo wuxuu yidhi, Adaa samatabbixintan weyn gacantayda siiyey, anoo addoonkaaga ah, de haddaba ma waxaan u dhimanayaa oon, oo ma waxaan gelayaa gacanta kuwa buuryoqabka ah?

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:11-19