Xaakinnada 15:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay isagii ku yidhaahdeen, Waxaannu u nimid inaannu ku xidhno, si aannu gacanta kuugu gelinno reer Falastiin. Kolkaasuu Samsoon ku yidhi iyagii, Ii dhaarta inaydnaan idinku i dilayn.

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:7-17