Xaakinnada 15:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasay raggii reer Yahuudah ku yidhaahdeen, War maxaad noogu soo duusheen? Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Waxaannu u nimid inaannu Samsoon soo xidhno oo ku samayno wixii uu nagu sameeyey oo kale.

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:9-15