Xaakinnada 14:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse aabbihiis iyo hooyadiis ma ay ogayn in taasu ahayd wax Rabbiga ka yimid; waayo, wuxuu doonayay sabab uu ku qabsado reer Falastiin. Oo wakhtigaas reer Falastiin ayaa xukumay reer binu Israa'iil.

Xaakinnada 14

Xaakinnada 14:3-7