Xaakinnada 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Maanoo'ax Rabbiga baryay oo yidhi, Sayidow, waan ku baryayaaye, ninkii Ilaah oo aad soo dirtay, mar kale ha noo yimaado, oo ha na baro waxa aannu ku samayn lahayn wiilka dhalan doona.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:3-15