Xaakinnada 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Maanoo'ax kacay, oo naagtiisii raacay, oo wuxuu u yimid ninkii, kolkaasuu ku yidhi, Ma waxaad tahay ninkii la hadlay naagta? Oo isna wuxuu yidhi, Waan ahay.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:5-20