Xaakinnada 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu lahaa soddon wiil, oo soddon gabdhoodna wuu bixiyey, soddon gabdhoodna wiilashiisuu dibadda uga keenay. Oo isna reer binu Israa'iil wuxuu xukumayay toddoba sannadood.

Xaakinnada 12

Xaakinnada 12:1-12