Xaakinnada 12:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeftaahna wuxuu ku yidhi, Aniga iyo dadkayguba dagaal weyn baannu kula jirnay reer Cammoon, oo markaan idiin yeedhay igama aydnaan badbaadin gacantoodii.

Xaakinnada 12

Xaakinnada 12:1-6