Xaakinnada 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu lahaa afartan wiil iyo soddon uu awowe u ahaa, oo fuuli jiray toddobaatan qayl dameer. Oo wuxuu reer binu Israa'iil xukumayay siddeed sannadood.

Xaakinnada 12

Xaakinnada 12:9-15