Xaakinnada 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Yeftaah odayaashii reer Gilecaad ku yidhi, War sow ima aydnaan nebcayn oo igama aydnaan eryin reerkii aabbahay? Maxaad haatan iigu timaadeen idinkoo cidhiidhi ku jira?

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:6-10