Xaakinnada 11:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku tidhi, Aabbahayow, Rabbigaad afkaaga u furtay, haddaba igu samee wixii afkaaga ka soo baxay, waayo, Rabbigu waa kaaga aarguday cadaawayaashaadii, kuwaasoo ahaa reer Cammoon.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:31-40