Xaakinnada 11:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasaa wax alla wixii irdaha gurigayga ka soo baxo inuu ila kulmo markaan reer Cammoon nabad kaga soo noqdo, waxaa lahaan doona Rabbiga, oo waxaan u bixin doonaa allabari la gubo.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:23-40