Xaakinnada 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haatan inta Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil reer Amor dalka kaga qaaday dadkiisa reer binu Israa'iil hortooda, miyaad adigu qabsanaysaa iyaga?

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:15-29