Xaakinnada 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Gilecaad naagtiisiina wiilal bay u dhashay, oo wiilashii naagtiisuna markay koreen ayay Yeftaah iska eryeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Reerka aabbeheen adigu nala dhaxli maysid; maxaa yeelay, naag kalaa ku dhashay.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:1-8