Xaakinnada 10:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer binu Israa'iil waxay Rabbiga ku yidhaahdeen, Waannu dembaabnay; haddaba nagu samee wax alla wixii kula wanaagsan; laakiinse waannu ku baryaynaaye, bal maanta na samatabbixi.

Xaakinnada 10

Xaakinnada 10:6-16