Xaakinnada 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Reer Yahuudah waxay la dirireen reer Yeruusaalem, oo intay magaaladii qabsadeen ayay dadkeedii ku laayeen seef, magaaladiina dab bay qabadsiiyeen.

Xaakinnada 1

Xaakinnada 1:1-17