Xaakinnada 1:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer Amor waxay doonayeen inay degganaadaan Buur Xeres oo ku taal Ayaaloon iyo Shacalbiim; laakiinse waxaa ka adkaatay gacantii reer Yuusuf, oo sidaas daraaddeed addoommo ayay u noqdeen.

Xaakinnada 1

Xaakinnada 1:34-36